Waxaa la sheegay in dhalinyaradu ay dalkooda wax ka badali karaan iyagoo ka shaqeysta shaqooyin kala duwan.
Madal wada tashi ah oo ay ka soo qayb galeen dhinacyada ay khusayso ayaa maanta lagu qabtay ismaamulka Dir dhaba, kaas oo lagaga arrinsanayay sidii muwaadiniinta dalkooda dib ugu soo laabtay ee ka soo barakacay dalka dib ugu soo celin lahaa dhaqaale ahaan. Madaxa Xafiiska Haweenka, Carruurta iyo Arrimaha Bulshada ee ismamulka Dir dhaba Marwo…


