Bangiga Ganacsiga Itoobiya Ee laantisa Diridhaba,ayaa Qabtay Munaasibad deeq Raashin ah oo Loogu Qaybinayay dadka danyarta ah Sanadka Cusub Ee 2018 Awgeed.
Bangiga Ganacsiga ee Itoobiya ayaa sii xoojinaya ka qaybgalka bulshada iyo taakulaynta qaybaha kala duwan, gaar ahaan ilaalinta deegaanka iyo horumarinta cagaaran, caafimaadka, waxbarashada, gargaarka bini’aadantinimo, masiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa bani’aadamka, dhismaha qaranka iyo arrimaha kale ee bulshada iyo dhaqaalaha isagoo ka qayb qaadanaya tabarucaad maaliyadeed iyo mid agabba. Baangiga ganacsiga Itoobiya ee laanta…


