Waxaa lashaciyay xiliga qabiladda iyo diiwaangalinta ardayda cusub ee kuliyaddaha farsamada iyo xirfadaha diridhaba,oo labilabi doono bisha dirir/diqimti 12 ila 30/2018,.
Diwaan galinta ardayda cusub ayaa laqaban doonaa inta u dhaxaysa 12-30,ee bishan,sannad dugsiyeedka 2018,sida aay sheegtay ku xigeenka xafiska shaqada iyo xirfadaha ee ismamulka diridhaba marwo faduum mustafa. Waxa ay sheegtay in maamulku uu ahmiyad gaar ah siinayo waxbarashada farsamada gacanta. Waxaayna sheegtay marwo faduum mar aay warbaxinta lahadlaysay in Labada kuliyadood ee dowladda ay…


