Bulshadda ku dhaqan xafada bargeele ee dagmada 02 ayaa sheegay inay ku faraxsanyihin wadada raafta ee laga hirgaliyay xafadasi.
Waxaa maanta la soo gabagabeeyay oo la daah furay mashruuc biyo mareen oo dhararkisu yahay 1 KM iyo 7 mitir oo wado raaf ah. Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee laanta diridhaba,Mudane Ibraahim Yuusuf,oo ka hadlay xaflada furitaanka ayaa hambalyo u diray bulshada agaasi,wuxuuna sheegtay in magaalada Diridhaba laga sameeyay hawlo badan oo horumarineed oo ku…


