Waxaa laa sheegay in xoogga la saari doonoo horumarinta waddooyinka si loo sugo ammaanka waddooyinka
Wakkalada maamulka wadooyinka ee is maamulka diridhaba ayaa hogaminta dagmooyinka magalada diridhaba u qabtay kulan logaga hadlayay hawlaha horumarka ee waddoyinka magalada. Waxaana uu horaynti madashasi ka hadlay mareeyaha wakkaladda mamulka waddoyinka ismamulka diridhaba,mudane Tedhiroos Fiqre,dros, oo sheegay in maamulku uu wado shaqooyinka balaadhinta jidadka magaalada iyo kuwa miyiga si loo horumariyo bulshada iyo dhaqaalaha….


