Horumarinta Waddooyinka Degmada 09 oo Wax Ka Beddelaysa Isku Socodka iyo Bilicda Deegaanka
Shaqooyinka horumarinta waddooyinka ee ka socda Degmada 09 ee Dire Dhabbe ayaa si weyn wax uga beddelaya caqabadihii horay u haystay dadka lugeynaya iyo gaadiidka, kuwaas oo la xiriiray waddo la’aan iyo marinno ciriiri ah. Dadka deggan Degmada 09 ayaa sheegay in ka hor horumarinta waddooyinka ay jireen guryo ka samaysan alwaax iyo daasad oo…


