Qaar ka mid ah Haweenki ka qayb galay bannaanbixi lagu taagerayay xisbiga barwaaqo ee qaybta ka ahaa ololaha doorashada 7aad ee si heer qaran uga qasoomi doonta dalka ayaa sheegay in ay xisbiga ku dooran doonan waxqabadkiisa.
Garabyada Haweenka ee maanta bannaan baxa lagu taageerayay xisbiga barwaaqo iskugu soo baxay ayaa sheegay in doorashada xidhmada qamadiga ay tahay hab lagu xoojinayo daryeelka guud ee haweenka. Ka soo qayb galayaasha ololahan ayaa sheegay in talaabooyinka uu xisbigu qaaday ee uu ku horumarinayo nolosha guud ee haweenka ay ahaayeen kuwo dhiiri galin leh. waxa…


