Waxa uu xusay in dhibaatooyinka ku salaysan fashilka dhaxaltooyada ahi ayna ka guulaysan karin halganka loogu jiro dib usoo noolaynta rajada.
Raiisulwasaare Abiy Axmed ayaa sheegay inay dadaal xooggan ugu jiraan inay Itoobiya ka diga-rogato dhibaatooyinkii soo jireenka ahaa oo ay qaaddo wadiiqada rajada iyo yididiilada.


