Ergooyinka ka qaybgalaya shirweynaha koowaad ee liiga haweenka ee xisbiga barwaaqo ayaa guda galay doorashada masuuliyiinta liiga hoggaamin doona.

    Waxaa ugu horreyn la dooran doonaa Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenno, kadibna golaha dhexe.
    Xubnaha golaha dhexe ee liiga haweenka ayaa soo dooran doona gudiga fulinta.
    Liiga ayaa yeellan doona Madaxweyne, labo madaxweyne ku xigeen, 170 xubnood oo golaha dhexe, 45 gudi fulin ah iyo 11 gudiga dabagalka.