Waxaa la sheegay in hawlaha dhiirigalinta Ee uu ismaamulka Diridhabe Ka Fuliyay qaybaha kala duwan Ay Sii Xoojin doonaan.
Waxaa ismamulka diridhabe ka qabsomay Tabobar ku saabsan go’aamadii ka soo baxay shirwaynihii 2-aad ee Xisbiga Barwaaqo oo halku-dhiggiisu ahaa “Hadal ilaa Dhaqan”. Waxana ugu horaynti tabobarkan ka hadlay Duqa ismamulka diridhabe Mudane Khadir Juhaar oo sheegay in madashan inta badan looga dan leeyahay in hogaamintu uu si dhamaystiran u fuliyan awaamiirta iyo go’aamada ka…


