waxaa maanta kaqabsoomay Xaflad Isboortiga ee Wasaaradda Difaaca ee federaalka E.F.D.R. wareegii 9-aad ee tartanka ciyaaraha ardayda Kalkaalisada Caafimaadka ee Cusbitaalka Heerka 3-aad ee bari .
#DGC Cuur 27/2017 T.I Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa bilaabmay. Bandhiga Isboortiga ayaa la sheegay in lagu xoojinayo walaaltinimada ciidanka iyadoo laga gaarayo heer sare dhanka xiriirka jireed, ruuxiga, nafsiga iyo bulshada. Kuruneel Berhanu Zewde oo ah maamulaha cisbitaalka bariga oo ka qayb galay bandhiga ciyaaraha ayaa sheegay in qabanqaabada bandhiga ciyaaraha ay faa’iido weyn u leedahay….


