Waxaa Laa Sheegay In Adeega hal goob ee Mesob dire Aay si Wayn u Xoojinaysoo dadaalka loogu jiro xaqiijinta dirirdhaba Casriyaysan.
Waxaa maanta si rasmi ah loo daah furay Adeegga Xarunta hal goob ee laga dhisay ismamulka diridhaba. Duqa ismamulka diridhaba mudane Khadir Juhar oo dah furka xarunta ka hadlay aya yidhi in Dhismaha xarunta ee hal goob ay door aan la bedali karin ka qaadan doonto sidii dib u habaynta adeega dawlada iyo maamulka ee…


