Itoobiya Isbeddelka Kadib Waxay Hirgelisay shaqooyin Dibloomaasiyadeed oo hor leh si ay u illaaliso Danaha Qaranka iyadoo aan ku xad gudbayn danaha dalalkakale
Madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo IDD mudane ibrahim yusuf ayaa sheegay in Itoobiya Isbeddelka Kadib Waxay Hirgelisay shaqooyin Dibloomaasiyadeed oo Guul leh si ay u illaaliso Danaha Qaranka. Shirweynihii labaad ee Caadiga ahaa ee Xisbiga Barwaaqo ayaa laga soo saaray go’aamo sii wadi doona natiijooyinkii laga gaaray dhinacyada kala duwan. mudane Ibraahom oo faahfaahin ka bixinayay…


