Waxaa ka qabsoomay Qiimaynta Warbixinta Waxqabadki 6 Bilood ee deeganada iyo maamul magaloyinka dalka ee Adeega Qurba Joogta itoobiya Ayaa lagu qabtay ismamulka Dir dhabe .
Kulankani qiimaynta waxqabadka 6 bilood ee adeega qurba joogta itoobiya ayaa waxa kaso qayb galay maasuliyiin u horkacayo duqa ismamka dir dhabe mudane khedir juhar Agaasimaha Guud ee Adeegga Qurbajoogta Itoobiya, Danjire fitsum Arega masuliyiin ka kala socday adeega qurba jogta itoobiya ee guud ahaan deeganada iyo ismamul magaloyinka dalka Waxana daahfuray madasha duqa ismaamulka…


