waxaa ismaamulkani diri dhabe lagu xusay sannad guuradi 62aad ee ka soo wareegtay xiligi la aasaasay kooxda fanka ee afran qallo ee luuqadda oromada.
Munasiibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen masuuliyinta ismaamulka diri dhabe oo ay hor kacayaan duqa ismaamulka diri dhabe mudane khadiir jawhar, ku xigeenkisa ahna madaxa xafiiska ganacsiga, warshadaynta iyo maalgashiga mudane xarbi buux iyo waliba madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo laantisani diri dhabe mudane ibraahim yuusuf ayaa waxaa lagu…


