#warka| waxaa la sheegay in tageerada la siinayo ururada ama shaqsiyaadka ku hawlan wax-soosaarka yar’yar ay kor u qaadi karto isla markaana natiijo wanaagsan u leedahay waaxahani wax-soosaarka.
Ismaamulka ayaa waxaa ka jira ururo ama shaqsiyaad ku hawlan wax-soosaarka yar’yar iyo kuwa dhexdhexaadka oo soo saara saamuunta iyo waxyaabaha kemikaalka ah waxaana hadda la siiyay tababar u sahlaya in ay hawlahooda wax-soosaar u fududeeya. Haddaba tababarkan ay hada qaaten ayaa waxaa la sheegay in uu kor u qaadayo hiigsiga ah in dhinacwaliba laga…


