#warka| Xuska maalinta guusha adhwa ayaa marki 128aad si diiran looga maamusay ismaamulka.
Xuskani oo ku beegan 23 bisha cirir ayaa maanta si meeqaam sare leh loogu xusay hoolka xafiiska duqa ismaamulka oo ay kasoo qayb galeen marti kala duwan. Furitaanki barnaamijka lagu maamuusayay guusha adhwa ayaa waxaa ka hadlay madaxa xafiiska war-faafinta iyo xidhiidhka dadweynaha mudane buruk falaqe ayaa sheegay in ay guushani kaliya gaar u ahayn…


