Waxaa la qabtay Madal Dood Cilmiyeed ah Oo Ku Saabsan Dhamaystirka Biyo Xidheenka Wayn Ee Itoobiya.
Xafiiska Arimaha Isgaadhsiinta dowlada ee is Maamulka Diridhaba, ayaa maanta qabtay dood cilmiyeed ay ka soo qayb galeen madaxda iyo shaqaalaha xafisku oo ku saabsan dhamaystirka biyo xidheenka wayn ee Itoobiya. Waxaana madashasi ka hadlay Madaxa XafiiskaArrimaha Isgadhsinta dawlada ee is Maamulka Diridhaba, Mudane Buruk Faleqe, oo sheegay in dhismaha biyo xidheenka wayn ee itobiya…


