Waxaa lagu dhawaqay in xooga lasaro ka hortaga Tahriibka iyo Cadaadiska ay ku nafwaayaan dhalinyaro badan.
Jaamacadda Diridhaba oo kaashanaysa Jaamacadda Addis Ababa iyo Hay’adda Shaqaalaha Adduunka (ILO) ayaa qabanqaabinaysa shirwayne caalami ah oo hal-ku-dhiggiisu yahay “Hay’adda socdaalka iyo horumarinta” oo ay ka soo qayb galayaan cilmi-baarayaal iyo hay’ado dawladeed oo ka kala socda dalal kala duwan. Shirkan oo magalada diridhaba maanta ka furmay ayaa socon doona labo maalmood. Waxaa madasha…


