Tartankii ciyaaraha dugsiyada ee ka socday ismaamulka dir dhaba ayaa lasoo gaba gabeeyay.
Waxaa maanta la soo gebagebeeyey tartan ciyaareedkii sannadlaha ahaa ee ardayda sannadka 2017 ee dugsiyada hoose/dhexe iyo sare ee dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay, iyadoo halku dhiggiisu yahay in la soo saaro qof qani ku ah ciyaaraha ay lagama maarmaan u tahay ka midho dhalinta himilada waxbarasho tayo leh. Tartankan Isboortiga ayaa socday muddo…


