Waxaa laa sheegay in Ganacsatadu ay kaalin mug leh ku leyihin kobaca dhaqaalaha dalka.
#DGC ginbood 21/2017 Waxaa maanta dood wada tashi ah oo halku dhagisu ahaa “Doorka Ganacsatadu ku Leeyihiin Horumarka iyo Barwaaqada Dalka” ayaa loo Ganacsatada ku dhaqan dagmooyinka 07, 09 iyo 03 ee is Maamulka Diridhabe lalayeshay. Intii ay socotay madasha wada tashiga ah ayaa waxaa lagu sheegay in maadaama dawladdu ay ku howlan tahay sidii…


