Waxaa la sheegay in la sii xoojin doono fursadaha lagag qaybgalinayo haweenka arrimaha siyaasada iyo horumarka qaybihiisa kale.
Waxa subax Nimadi hore ee saaka bannaan bax si heer sare ah loo soo agaasimay qabteen Xubnaha Garabka Haweenka ee Xisbiga Barwaaqo ee ismaamulkani Dir dhaba ayaa soo bandhigay barnaamijyo kala duwan oo ay ka mid yihiin Socdaal iyadoo ay ku taagerayaan ama uu ujeedkisu ahaa ololaha doorashada 7-aad ee heer qaran iyo heer deegaan…


