#Warka / Is Maamulka Diridhabe, Waxaa ka Socda Hawlo Badan Oo haweenka Magaalada iyo Miyiga ku Nool u Suurtagalinaya Inay noqdaan kuwo Uu madax bannaan dhaqaalahoda kana Madax bannaan ku Tiirsanaanta.
Mayaarka Magaalada Diridhabe Mudane Khadiir Juhaar. #DGC 1/2017 Waxaa magalada diridhabe sii wayn loga xusaay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, March 8,oo halku dhag loga dhigay “Isbaddal caalami ah oo dagdag ah oo waara waxaa lagu hubiyaa ka qaybgalka haweenka!”. Waxana madasha lagu xusayay kaso qayb galay Mayaarka magaalada diridhabe Mudane Khadiir Juhaar,oo sheegay in…


