Kuliyada tababarka farsamada gacanta iyo xirfadaha waxay ka shaqaynaysaa sidii ay u noqon lahayd xarun heer sare ah oo dhanka tareennada ah ee Bariga Afrika.
Injineer Habtamu Wasiirka Macdanta oo booqday howlaha horumarineed ee ka socda ismaamulka dir dhabe ayaa waxaa goob joog ka ahaa duqa magaalada mudane Khadir Juhar iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka. Iyadoo qayb ka ah jadwalka, martidu waxay booqdeen kuliyada farsamada gacanta iyo xirfadaha . taas oo ay ku arkeen hirgalinta mashruuca is bedelka…


