#waxaa wali xalkisi kasii socda taageerada la gaadhsiinaayo ciidanka difaaca qaranka ee ku sugan ismaamulka diri dhabe.
uurur ku bahoobay hagbad ayaa ciidanka qaranka ee bariga dalka gaadhsiiyay 10 dibi oo ay kusoo iibiyeen lacag kor u dhaafaysa 250 kun oo birr. Gargaarkani oo uu ciidanka ku wareejiyay duqa ismaamulka mudane khadiir jawhar ayaa sheegay in gargaarka caynkan oo kale ee ay shacabku soogaadhsiinayo ciidanka qaranka. Duqa ayaa intaasi ku daray in…


