Shir jiraa`id oo uu qabtay madaxa xafiiska war-faafinta iyo arrimaha dawlada ee ismaamulkani diri dhabe ayuu kaga hadlay arrimo dhawr ah oo la xidhiidha ismaamulkani diri dhabe iyo waliba guud ahaan dalka.
Madaxa xafiiska war-faafinta iyo arrimaha dawlada ee ismaamulka mudane isqiyaas taafase ayaa sheegay in kaddib dawladi cusbayid ee dalka iyo ismaamulkaba laga dhisay kaddib la qarshaystay in wax kaga qabto baahiyaha shacabka eek u qotaman horumarka iyo maamulka suuban hirgalintiisa. Mudane isqiyaas ayaa sheegay in tan iyo marki dawlada cusub ee ismaamulka lasoo dhisay culayska…


