waxaa maanta munaasibad ciida dadka diinta kiristanka oo maayarka ismaamulka Dir dhaba mudane Khedir Juhar ayaa munaasabada awgeed waxa uu raashin u qaybiyay dadwaynaha gobolka Tigreega oo ka fogaaday qoysaskooda sababo jira awgeed.
Magaalada Dir dhaba ayaa ah meel dadka oo dhan lagu ixtiraamo kalgacayl, naxariis iyo midnimo, ayuu yiri duqa magaalada Dir dhaba oo sababo kala duwan uga maqnaa qoyskiisa. In ka badan 300 oo qof oo isugu jira caruur, dhalinyaro, waayeel iyo haween ka soo jeeda deegaanka Tigreega, kuwaas oo qoysaskooda sababo kala duwan awgeed, ayaa…


