Itoobiya oo u socota waddan tusaale ah!
Shirkii koowaad ee nus-sanadlaha ahaa ee ay soo qabanqaabisay Laanta Xisbiga Barwaaqada ee ismaamulka Dire Dhabe, kana socday cinwaanka “Itoobiya oo u socota waddan tusaale ah!”, ayaa si rasmi ah u furmay. Barnaamijka furitaanka shirka waxaa ka soo qayb galay Duqa Magaalada Dire Dhabe mudane Khedir Juhar, Madaxa Xisbiga Barwaaqada ee ismaamulka Dire Dhabe mudane…


