IsMaamulka Diridhaba, ayaa qabtay xaflad lagu aqoonsanayo laguna mahadcelinayo cidi gacan ka gaysatay hawlaha adeegga samafalka ee bilihi xagaga.
Barnaamijka Aqoonsiga iyo Mahadcelinta Adeegga hawlaha samafalka ee xagaga sannadka 2018,ayaa waxaa soo qabanqaabiyay komishiinka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee ismamulka diridhaba. Waxana furitaanka xaflada, ka hadlay Duqa Magaalada Diridhaba, Mudane Khadir juhar,ayaa wuxuu uga mahadceliyay dhalinyarada kaalinta wanaagsan ee ay ka qaateen barwaaqada dhaqan dhaqaale iyo siyaasadeed ee dalka,waxa kalo uu sheegay in adeegyada ku…


