Waxaa lasoo gaba gabeeyay hawlihi daryeelka deegaanka ee sannadki 9aad toddobaadadi ugu danbeeyay ka socday kilaastarada miyiga ee ismaamulka dir dhabe.
#warka| Munaasibad lagu soo af-meerayay hawlahini ka ilaalinta nabaad guurka carada iyo biyaha. #DGC| CIRIR 29/2016 T.I barnaamij si heer sare ah loo soo agaasimay oo uu kasoo qayb galay duqa ismaamulka mudane khadiir juhar oo lagu qabtay qabalaha ganda riige ee kilaastarka casaliso ayaa lagu soo gunaanaday hawlihi daryeelka deegaanka ee mudadi ugu danbaysay…


