Waxa lasheegay in hawlihi horumarinta Daryeelka deegaanka bilaha jiilaalka ee sanadkan Laqabtay shaqooyin badan oo wax badan ka badali doona nolosha beeralayda.
Waxaana maanta la soo bandhigay dib u eegis lagu sameeyay warbixintii isku dhafka ahayd ee horumarinta deegaanka ee sanadkan 2016 oo muddo 18 maalmood ah laga waday dhamaan qabaleyada miyiga ismaamulka diridhabe. Waxana ugu horaynti ka hadlay oo goob joog ka ahaa shirkan lagu so afmerayay hawlaha daryeelka deegaanka duqa ismaamulka Diri dhabe Mudane Khadiir…


