Waxaa beerta raaxada ee ismaamulka dir dhabe ka socda barnaamij casho sharaf ah oo loo sameeyay quro joogta jiilka labaad ee kasoo jawaabay baaqi R/w abiyi axmed uu ugu yeedhay
Barnaamijkani casho sharafka ayaa waxaa kasoo qayb galay af hayeenada golaha shacabka ismaamulka dir dhabe marwo fatxiya aadan, ku xigeenka duqa ismaamulka ahna madaxa xafiiska ganacsiga, warshadaynta iyo maalgashiga mudane xarbi buux iyo waliba xubnaha golaha kaabineedka ismaamulka dir dhabe. Sido kale waxaa barnamijkani si meeqam sare ah uga soo qayb galay qurbo joogta kala…


