Ololaha Isku dhafka ah ee Wareegii 3aad ee Tallaalka Dabaysha ee ismaamulka Diridhaba oo si rasmi ah u furmay
Wareegga 3-aad ee isku dhafka ah ee ololaha tallaalka dabeysha, in ka badan 97,000 oo carruur ah oo ay da’doodu ka yar tahay 5 sano jir ayaa lagu tallaali doonaa miyi iyo magaalo ee maamulka. Wareegii 3-aad ee ololaha talaalka cudurka dabaysha oo maanta si rasmi ah u daah furay maamulka ayaa waxaa si rasmi…


