Guyyaan Ayyaana Saba , Sablamootaa fi Ummatoota Itiyoophiyaa 13ffaa marii paanaaliin kabajame

    Bulchiinsa Magaalaa Dirree Dhawaatti man-guddoonni Biyyaa , Abboottiin Amantaa qaamolee gara garaa irraa bakka buutonni walitti babahan Guyyaan Ayyaana Saba , Sablamootaa fi Ummatoota Itiyoophiyaa 13ffaa marii paanaaliin kabajame. Guyyaan Ayyaana Saba , Sablamootaa fi Ummatoota Itiyoophiyaa 13ffaa mbara kanaa “ Danoominni , Wal-danda’uu fi Araarri Ijaarsa Tokkummaa Biyyaalessaaf ” dhaadannoo jedhuun kurfiiwan gara garaan sadarkaa naannooleetti…

    Read More

      ብዝሃነት፣ መቻቻልና እርቅ ለአገራዊ አንድነት ግንባታ

      ሀገራችን ኢትዮጵያ ከሰማንያ በላይ ቋንቋ የሚነገርባት፤ በዛው ልክ ደግሞ የበርካታ ብሄሮች የጋራ መኖሪያ ናት፡፡ ከዚህም የተነሳ ፖለቲካዊ፣ ኢኮኖሚያዊ እና ማህበራዊ አጀንዳዎችን ስናስብ ተጨባጭ ነባራዊ ሁኔታን ያገናዘበ ሊሆን ይገባል፡፡ ህብረ-ብሄራዊነታችንን እና ብዝሀነታችንን ማነም ሊዘነጋው አይገባም፡፡ ይህን ያላገናዘበ እና ልዩነቶችን ያላስተናገደ የትኛውም አጀንዳ ሀገራዊ መግባባትን ሊያመጣ፤ አንድነትን ሊያጠናክር ከዚያም አልፎ  ስኬታማ ሊሆን አይችልም፡፡ ወደ አስተዳደራችን ተጨባጭ እና…

      Read More

        Ardayda jaamacada diri dhabe ayaa sheegay in dhibaatooyinka dhinacyada baris waxbarasho ee ka jira jaamacada ay sobobi karaan iska hor imaado ardayda dhexdooda ah

        Ardayda jaamacada oo kulan la qaatay wafti ka socday wasaarada wax barashada ee dalka ayaa sheegay in ay jiraan dhimaatooyin ka haysta dhanka cuntada, dhanka agabyada waxbarasho, goobaha madadaalada sida DSTV ay ka dawadaan ciyaaraha oo aan jaamacada ku dhex oolin, nadaafada xerada dhexdeeda gaar ahaan meelaha cuntada lagu kariyo, lacagaha la siiyo ardaydaan ka…

        Read More

          Waxaa haweenka loo qabtay shir waynaha nabadgalyada iyo barnaamijka loogu magic daray gaari.

          Haweenka ayaa waxay door muhim ah ay ka qaadanaayan sugida nabad galyada dalka iyo waliba deegaankooda iyagoo wakhtiyadani danbe si la siman raga uga qayib qaata siyaasada dalka. Sir waynahan ooh al kudhag looga dhigay gaaridu way hamidaa, wayqorshaysataa wayna hirgalisaa ayaa waxaa lagu qabtay hoolka shirarka ee golaha baarlamaanka ee ismaamulka. Shirkan oo ay…

          Read More

            Waxaa la soo xidhay carwo sawireed lagusoo ban dhigay waxqabadki xafiisyada ee sannadkii hore

            Carwo sawireedkan oo ay kasooqayib galeen 9ka qabale ee magaalada iyo waliba xafiisyada kale ee dawlada ayaa waxaa labu soo ban dhigay sawiro ka turjumaaya waxqabadki xafiisyadani. Carwo sawireedkan oo uu soo diyaariyay xafiiska baramaanka ismaamulka ayaa waxaa furitanki carwadaasi qodobka ka jaray duqa ismaamulka mudane ibraahim cusmaan iyo af hayeenka golaha barlamaanka ee ismaamulka…

            Read More

              Waxaa lasoo gaba gabeeyay shirarki nabad galyada ee ismaamulkan diri dhabe ka socday

              Labadi todobaad ee ugu danbeeyay ayaa waxaa ismaamulkan diri dhabe ka socday shirar nabad galyada ismaamulka dib loogu soo celinaayo iyadoo inihi ugu danbeeyay ay ismaamulka usoo noq noqonaayeen rabshado ku salaysan siyaasado. Haddaba waxaa inta uu shirkani socday la is dul taagay dhibaatooyinka xambarsan rabshadaha iyadoo ay shacabka siyaabaha kala duwan uga soo qayib…

              Read More

                ለሠላም ስለሠላም የተከፈለውን ዋጋ ልናከብረው ይገባል

                ለሁላችንም መተኪያ የሌላት እና የጋራ መኖሪያችን የሆነችውን ሀገር የመገንባቱ ኃላፊነት የሁላችንም ነው፡፡ ሀገርን የመገንባት አጀንዳዎቻችን ላይ የጋራ መግባባትን ለመፍጠር ተጨማሪ ጊዜ ልናባክን አይገባም፡፡ ይህችን ሀገር ለመገንባት ትውልድ ሁሉ በየተራው ይሄ ነው ተብሎ እንዲህ በቀላሉ በአንደበት ሊገለጽ የማይቻል ትልቅ ዋጋ ከፍሏል፡፡ ይህን ለሠላም ስለሠላም የተከፈለ ክቡር ዋጋ ማክብር እና ጠብቆ ማቆየት የአሁኑ ትውልድ የሞራል ግዴታ ነው፡፡…

                Read More

                  Xubnaha xisbiyada siyaasadeed ayaa lasheegay in ay muujiyaan ka gonaanshaha hirgalinta qorshayaasha horumarineed ee dawlada

                  Kulan ay ka soo qayib galeen shaqaalaha dawlada ee xubnaha ka ah ururada siyaasada ee dalka maantana waxaa kulankan kasoo qayb galay 6 xisbi ee ismaamulkan diri dhabe ka jira xubnahooda. Shirkan oo uu shir gudoominaayay mayerka ismaamulka mudane ibraahim cusmaan ayaa sheegay in wakhtiyadani danbe ay ismaamulka ka jireen shiqaaqooyin ay dadku naf waayeen…

                  Read More

                    የኋላችንን እየረሳን የፊታችንን ልንይዝ ይገባል

                    በህገ-መንግስቱ መግቢያ ላይ እንደ አንድ ሀገር ህዝብ ከዚህ ቀደም በመሀላችን የነበሩ የተሳሳቱ መስተጋብሮቻችንን በማረም እና በማስተካከል አንድ ማህበራዊ እና ኢኮኖሚያዊ ማህበረሰብ መገንባት እንዳለብን በግልጽ ተቀምጧል፡፡ በዚህ ሀሳብ ውስጥ በግልጽ እንደተቀመጠው ያለፉ የተሳሳቱ ታሪኮቻችን እንዳይደገሙ ተምረን ነገን ለእኛም ሆነ ለሚመጣው ትውልድ የተሻለ ለማድረግ መረባረብ እንደሚገባን የሚያሳስብ መልዕክት ነው ያለው፡፡ ከተጀመረው ሀገራዊ የለውጥ ጉዞ በፊት  የመጣንብትን ተጨባጭ…

                    Read More