Horumarinta Waddada Degmada 07 Oo Kobcin Doonta Ganacsiga Maxalliga ah
Shaqooyinka horumarinta waddada ee ka socda Degmada 07 ee ismaamulka Dire Dhabe ayaa si weyn u wanaajinaya jawiga ganacsiga maxalliga ah, iyadoo ay farxad ka muujiyeen bulshada ganacsatada iyo dadka deegaanka. Dadka degan degmada ayaa sheegay in ka hor horumarinta ay jireen guryo, sheraarro iyo caqabado waddada hor istaagi jiray, balse hadda lagu beddelay qurxin,…


