Waxaa Lasheegay In Sannadkan Ay ka faa’iidaystaan doonan 11kun Oo qoys Hawlaha Horumarinta Khayradka Biyaha.
Is Maamulka diridhabe ayaa, barnaamijka isku dhafka ah ee horumarinta khayradka biyaha ee 2017 ku dah furaay dagmada Xasaliso Ee Miyiga Ismamulka diridhabe. Waxaana ugu horaynti munasibadan dah furka goob joog ka aha oo ka hadlay ku xigeenka madaxa Xisbiga barwaqo laantisa diridhabe ahna, Madaxa Arrimaha waaxda Siyaasada Mudane Shakir Axmad, ayaa sheegay in dhul…


