Waxaa La Sheegay In Waxqabadyada Shacabka Ee dhanka Hawlaha Horumarinta dooxooyinka Ay Tahay Mid tusale Uu Ah Hawlaha Kale Ee horumarineed.
Wafdi uu hogaaminayo duqa magaalada diridhabe Mudane Khadir Juhar ayaa booqasho indha indhayna ku tagay qar ka mid tulloyinka Miyigga ee ismamulka diridhabe. Booqashadan oo ujeedkisu aha in hawlaha dhanka doxooyinka halkay marayan laso indha indhayoo ayaa tulloyinka aay kamid yihin halo bussa,dhujuma oo hoos yimada kilastarka Wahel,halka tullada ganda rigge,hula hululna ay kamid hoos…


