Xisbiga Barwaaqo ee Laantiisa Diridhaba Oo Dib U Eegis Ku Sameeyay Waxqabadkii Shaqo Xisbiga ee Wajigii Diyaargarawga Sannadkan 2018ka
Xisbiga Barwaaqo ee Laantiisa Diridhaba ayaa dib u eegis ku samaynaysa waxqabadkii rubuci kowaad ee sanad miisaaniyeedka 2018ka oo ay la qaadanayeen madaxda qaybta Madasha dib u eegista ayaa waxaa ka hadlay Madaxa Xafiiska Barwaaqo ee Laanta Diridhaba Mudane Ibraahim Yuusuf oo sheegay in dhamaan madaxda looga fadhiyo sidii loo sii wadi lahaa geediga soo…


