wareegi labaad ee tabbabarka awood kobcinta ee u socda masuuliyinta ismaamalka dir dhabe ee xisbiga barwaaqo ayaa la soo gaba gabeeyay.
Tabbabarkani oo soo socday mudo toban maalmood aha ayaa lagu soo gaba gabeeyay manta si wanaagsan oo ay tilmaameen masuuliyintu in ay u diyaar garoobeen hawlaha hor yaale iyago aqoontay ka heleen tabbabarkani ku kabi doona shaqooyinkooda. Masuuliyinti uu tabbabarkani u soo xidhmay ayaa sido kale ka qayb galay barnaamij dhiig bixin ah oo lagu…


