Bulshada ismaamulka dir dhaba ayaa sheegtay in kooxaha raba in ay nabad galyada dalka iyo tan ismaamulkaba ay waxyeelo u gaystaan ka ilaashan doonan xasiloonidooda.
Dalkani itoobiya ayaa sannadkani ka qabsoomi doonta doorashada guud ee 7aad waxaana ay axsaabta siyaasada ee ku loolamaya doorashadani ku guda jiraan ololaha doorasha iyago is ticmalaya warbaahinta dawladda iyo waliba ololaha tooska ah. Haddaba iyado ay la xidhiidho doorashadani ayaay kooxo raba in ay arqaladeeyaan geedi socodka doorashada iyo nabad galyada guud ee dalka…


