Wareegii Saddexaad ee tababbarka xubnaha xisbiga Barwaaqo ayaa loo qabtay xubnaha xisbiga ee dhammaan hay’adaha kala duwan ee dawlada ee Ismaamulka Dir-Dhaba.
Waxaa tababbarkan hogaaminayay mas’uuliyiinta ugu sareeya ee Xisbiga Barwaaqo ee Ismaamulka Dir-Dhaba, tababbarkan oo hal kudhig looga dhigay “Arragtida dawlad wadarta ahi waa horawmarka waaxaha”. Si xubnaha xisbiga tayadooda feker iyo shaqo looga dhisi lahaa iyo horuwmarka dalka ka socda sidii ay ula socon lahaayeen ayuu tababbarkan ku saabsan yahay. Tababarkani waxa uu diiradda saaraya…


