Waxaa hadda hoolka shirarka ee hudhelka B-capital ka socda shir weynaha xisbiga barwaaqo laantiisa dir dhabe oo si heer sare ah loo soo agaasimay.
Shirkani ayaa waxaa goob joog ka ah afhayeenka golaha wakiilada shacabka ismaamulka dir dhabe marwo fatxiya aadan, kuxigeenadda af hayeenka marwo kariima cali, duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadiir jawhar, madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo laantisa dir dhabe mudane ibraahim yuusuf, ku duqa ismaamulka ahna madaxa xafiiska ganacsiga, warshadaynta iyo maalgashiga mudane xarbi buux. Waxana sido…


