Milatariga Itoobiya oo bayaan soo saaray.
Bayaan kooban oo kasoo baxay Wasaarada gaashaandhiga Itoobiya ayaa lagu sheegay in kooxda TPLF ay laga bilaabo isniintii soo qaaday weerar jihooyin badan kaasoo ay ku doonayaan inay ku wax yeeleeyaan amniga iyo jiritaanka dalka. Hadalkan caawa kasoo yeedhay Milatariga itoobiya, ayaa intaasi ku daraya in ciidanka milatarigu uu dadaal ugu jiro fashilinta weerarada kooxda…


