Mayaar ku xigeenka ismamulka magalaada Diridhaba Mudane Xarbi Buux, Ayaa Sheegay In dalku Ka soo gudbay Caqabadihii ina soo Maray, isla Markaana Aanu gaadhnay Gullo Waa Wayn , Anagoo ilaalinayna Qaranimada.
Maamulka Magalaada Diridhaba ayaa maanta xuska 2-aad ee maalinta wadajirka si heersare ah uu xusay taas oo halku dhig looga dhigay“baxadeenu waa quruuxda Itoobiya” iyadoo lagu soo bandhigay munaasabado kala duwan oo lagu xoojinayo midnimada qaranka. Waxaana furitaanki madasha xuska ka hadlay maayar ku xigeenka ismamulka diridhaba mudane Xarbi buux,oo yidhi in aaynu ka soo…


