Qiimaha Shidaalka Tafaariiqda ayaa Qiimo korar lagu sameeyey bisha Soosocota laga bilaabo
Wasaarada Ganacsiga iyo Iskaashiga Mandaqada JDFI ayaa sheegtay in qiimaha tafaariiqda noocyada Shidaalka Qiimo korar lagu sameeyey laga bilaabo Maalinta barri ah ee Sane 29,2014T.I. ilaa Hamle 30, 2014T.I. Wasaarada Ganacsiga iyo Iskaashiga Mandaqada JDFI ayaa Warmurtiyeed ay saxaafada gudaha dalka u dirtay in qiimaha Tafaariiqda noocyada Shidaalka ilaa dhamaadka Bisha dambe lagu iibin doono…


