Waxaa la sheegay in isticmaalka sirdoonka macmalka ah ee qaybaha kala duwan ay gacan ka geysan doonto dardargelinta horumarka dalka.
Wafti uu hogaminayo Duqa ismamulka magalada diridhaba mudane khadir juhar, ayaa booqday Machadka samaynta Macmalka(arteficial inttelegence ee Itoobiya.


