Koronaa Baratoota irraa ittisuuf meeshaaleen qulqulinaa Birrii kum 700 deegarsaan kename.

    Manneen barnootaatti meeshaalee Koronaa ittisuuf gargaaru kan birrii kum 700 tti shalagamu Biiroon Fayyaa Biiroo Barnootaaf laate. Bulchiinsa Dirree Dhawaatti Sababa Dhibee Vaayirasii Koronaattiin Barnootni addaan cite ture jalqabamuun wal-qabatee Baratoota Koronaa irraa ittisuuf Biiroon Fayyaa Biiroo Barnootaa waliin qindoominaan Hojiiwan hojjachaa jiran keessaa Dhibee Vaayirasii Koronaa irratti hubannaa Baratoota gabbisuun cinatti deegarsi meeshaalee qulqulinaan…

    Read More

      qurba joog u dhalatay ismaamukani diri dhabe ayaa ismaamulka ku deeqday qalabka lagu baadho caabuqa karona fayraska.

      qurba joogtani ayaa isku xilqaamtay in ay ismaamulka garab istaagaan hadda ka horna waxay taageero kala duwan soo gaadhsiiyeen bulshada hayntoodu yartahay ee ku dhaqan magaaladani diri dhabe gargaarkan ay hada gudoonsiiyeen ismaamulkana waa mid ay hadda kahor ay balan qaadeen in ay isku garab taagayaan bushadooda. gargaarkani ah qalabka lagu baadho caabuqa karoonaha ayaa…

      Read More

        kilaastarka biyo cawaale ayaa ciidanka qaranka ee waqooyiga dalka ka hawada hawlgalada sharciga lagu horkeenaayo kooxda tplf ku deeqay 15 dibi oo marka lacag ahaan lagu badilana waxay u dhigmaan 7 boqo oo kun oo bir.

        munaasibad heer sare looso agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyinta sar sare ee ismaamulka oo uu hogaaminaayay kuxigeenka duqa ismaamulka mudane khadiir jawhar, madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo mudane mabraate gabra yees, xubnaha kaabineedka ismaamulka,masuuliyinta ciidanka qaranka ee bariga dalka, odyo dhaqameedka iyo waliba bulshada ku dhaqan kilaastarkaasi biyo cawaale.

        Read More

          በድሬዳዋ ለመከላከያ ሠራዊት ክብር እቆማለሁ በሚል መሪ ቃል የክብር እና የምስጋና ስነስርአት ተከናወነ::

          በድሬዳዋ አስተዳደር ከንቲባ ፅ/ቤት በሚገኝበት ቅጥር ጊቢ ውስጥ በተከናወነው ስነስርአት ላይ ም/ከንቲባ አቶ ከድር ጁሀር ተኝተዋል:: ለመከላከያ ሠራዊት ክብር በተሰጠበት መርሀግብር የብልፅግና ፓርቲ አመራሮች የአስተዳደሩ ከፍተኛ የስራ ኃላፊዎች የተለያዩ ተቋማት ሠራተኞች እና ከአዲስ አበባ የመጡ የሀገራችን የኪነጥበብ ባለሞያዎች ተሳትፈዋል:: “ለሀገር መከላከያ ክብር እቆማለሁ” በሚል መሪ ቃል የ2 ደቂቃ ፕሮግራም እንዲኖር በኪነጥበብ ባለሙያዎች የተደረገውን ጥሪ በመቀበል…

          Read More

            እኩልነትና ህብረ ብሄራዊ አንድነት ለጋራ ብልጽግና በሚል መሪ ቃል የሚከበረው የዘንድሮ የብሄር ብሄረሰቦች ቀን ችቦ ድሬደዋ ገባ፡፡

            ችቦው በሶማሌ ክልል ርዕስ ከተማ የሆነችው ጅግጅጋ ከተማ ተለኩሶ በሀረሪ ብሄራዊ ክልላዊ ርዕስ ከተማ ሀረር ደርሶ በዛሬው እለት የሀረሪ ክልል ምክር ቤት አፈ-ጉባዔ ወ/ሮ አዲስዓለም በዛብህ እና የክልሉ ሉዕካን ቡድን ለድሬዳዋ አስተዳደር ምክር ቤት አፈ-ጉባዔ ለወ/ሮ ፈጡም ሙስጠፋ አስረክበዋል፡፡ የችቦ መቀበል ስነ-ስርዓቱ ላይ የአስተዳደሩ ከንቲባ አቶ አህመድ መሀመድ ቡህ፣ ም/ከንቲባና ንግድ ኢንዱስትሪና ኢንቬስትመንት ቢሮ ኃላፊ…

            Read More

              Wafti ay hogaaminayso af hayeenka golaha wakiilada ee deegaanka hararida oo waday koobka wadajirka iyo midnimada ee xuska maalinta qoomiyadaha iyo shucuubta ee 29ka bisha hidhaar ayaa ismaamulka diri dhabe soo gaadhay.

              Xuska qoomiyadaha iyo shucuubta itoobiya ayaa la xusaa sannad waliba 29ka bishani iyadoo sanadkani markisi 15aad guud ahaan dalkoo dhan laga xusi doono. Koobkani oo socdaalkisa laga soo bilaabay xaruunta dawlad deegaanka soomaalida ayaa deeganka hararida soomaray waxana manta lasoo gaadhsiiyay ismaamulkani diri dhabe. Koobkani ayaa waxaa ka qaabilay af hayeenka golaha baarlamaanka ee deegaanka…

              Read More

                መንግስት የፅንፈኛው ሕወሐት ቡድንን ለሕግ ለማቅረብ እየተወሰደ ያለውን እርምጃ እንደሚደግፉ የድሬደዋ አስተዳደር ነዋሪዋች ገልፀዋል።

                የድሬደዋ አስተዳደር ነዋሪዋች መከላከያ ሰራዊት የጀመረውን የህግ የማስከበርና የህልውና ተልዕኮ አጠናክሮ እንዲቀጥል የድጋፍ ሰልፍ አድርገዋል። ሰልፈኞቹ በጠዋት የጁንታው ህወሓት ቡድን ሀሠተኛ ፕሮፓጋንዳ መጠቀሚያ አንሆንም !! የከሀዲውና ፅንፈኛው ህወሓት ፀባጫሪነት መልካም ከሆነው የትግራይ ህዝብ አይነጥለንም!! ጁንታው የህወሓት ቡድን ከሃገራዊ አንድነታችንና ብልፅግናችን አይነቀንቀንም!! የሚል መፈክሮችን ይዘው በመውጣት ከሐዲው የሕውሀት ቡድን በሰሜን ዕዝ መከላከያ ሰራዊት ላይ የፈፀመውን የሽብር…

                Read More

                  shacabka ismaamulka ayaa sheegay in ay taageersan yihin dadaalka ay wadaan ciidanka qaranka ee ay ka wadaan waqooyiga dalka.

                  garoonka kubada cagta ayaa waxaa ku kulmay masuuliyinta sarsare ee ismaaulka iyo shacab waynaha ismaamulka oo ka kala imiday qabaleeyada miyiga iyo kuwa magaaladaba waxayna ku cel celinaayen hadalo lagu taageerayo hawlgalka ay ciidanku ka wado deegaanka tigreega ee sharci hor keenida kooxda TPLF. shacabka ayaa waxaa la hadlay duqa ismaamulka diri dhabe oo sheegay…

                  Read More

                    የዲያስፖራውን ተሳትፎ በማሳደግ በማህበራዊና ኢኮኖሚያዊ ልማት ትልቁን ድርሻ እንዲወጣ ማስቻል እንደሚገባ ተገለፀ ::

                    የድሬዳዋ የዲያስፖራ ስትሪንግ ኮሚቴ አባላት እና ከፍተኛ አመራሮች በዘርፉ ያሉ ችግሮችና ቀጣይ አቅጣጫ ላይ ውይይት ተካሂዷል። በአገራችን ዲያስፖራው ሁሉን አቀፍ የልማት እንቅስቃሴዎች ላይ ተሳታፊ እንዲሆን የዲያስፖራ ፖሊሲ ተቀርፆ ተግባራዊ በመሆኑ አውንታዊና አበረታች ውጤቶች መመዝገቡን የድሬደዋ አስተዳደር ከንቲባ አቶ አህመድ መሐመድ ቡህ በወቅቱ ተናግረዋል። አክለውም በአስተዳደሩ የዲያስፖራውን ማህበረሰብ ጥያቄ በተገቢው መንገድ ለመፍታት በሚቻልበት መንገድ እተሰራ መሆኑን…

                    Read More