Ismamuulka Diri dhabe ayaa waxaa maanta laga daah fuuray munasabada wareeji 4aad ee barnamijka cagariinta deeganka ee hawlaha mutadawacnimada xagaaga.
barnamijkan ayaa halkudhig loga dhigay ”jiilka danbe ayaan raad fican uga tagaynaa” waxana munasabadan ka soo qayb galay duqa ismamulka dir dhabe mudane khadir jowhar,masuliiyinta sare ee xisbiga barwaqo ee dalka,masuliyiinta sare ee ismaamulka,culumawu diinka , aabayasha dhaqanka ,ogaasyada ,abba gadayasha iyo marti sharaf kala duwan. kasoo qayb galayasha munaasibadani ayaa si wada jir ah…


