/Waxaa laa qabtay Madasha qiimaynta waxqabadka qorshaha rubuuca koobad ee sanad miisaaniyeedka 2018 ee Xafisyada,dowlada hoose iyo mamulada dogmooyinka magalada iyo miyigga ismamulka diridhaba.
Is Maamulka Diridhaba ayaa kulan lagu egayay qimaynta qorshaha sannad Miisaaniyadda 2018-ka ee rubuuca 1-aad ee dawlada Hoose,sektarada iyo mamulada dagmooyinka. Waxaana warbixiinta qorshaha so bandhigay Madaxa Komishiinka Qorshaynta Maamulka iyo Horumarinta Dhaqaalaha, mudane Hailamariyam Dhadi. Waxaana warbixinta waxqabdka rubuuca 1aad Hiigsiga Sare ee Maamulka lagu sameeyay Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha bulshada, dhaqaalaha iyo sinaanta…


