Xafiiska haweenka iyo dhalaanka ee ismaamulka diri dhabe ayaa soo qaban qaabiyay kulan ay kasoo qayb galeen garabka bulshada ee xafiisku ayaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wakiilada ismaamulkan diri dhabe.
Kulankani ayaa lagusoo ban dhigay qorshaha 10 ka sano ee xafiiska iyo waliba wax qabadki sannad misaaniyeedki na dhaafay ee 2012 TI. Furitaanki shirkani ayaa waxaa qudbad kazoo jeediyay marwo karima cali ayaa sheegtay in dadaalada loogu jiro sidi kor loogu qaadi laha uga faa`idaynta haweenka iyo dhalaanka dhinacyada dhaqaalaha, arrimaha bulshada iyo waliba siyaasada…


